Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gacan ku dhiigle Burtinle ku dilay Sarkaal Boolis ah oo la qabtay
    Somalia

    Gacan ku dhiigle Burtinle ku dilay Sarkaal Boolis ah oo la qabtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 15, 2023Updated:September 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug,ayaa gaaray Degmada Galxamur ee DDSI,halkaas oo lagu soo wareejinayo Gacan ku dhiiglihii ku dilay Burtinle Sarkaalkii Booliska ahaa maalmo ka hor.

    Sarkaalka la dilay,ayaa kasoo jeeday Boocame,halka Gacan ku dhiigluhu kasoo jeedo Burtinle.

    Talyaha Qaybta Booliska Nugaal,ayaa lagu sii wareejinayaa,isagoo haatan gaaray Degmada Galxamur.

    Waxgaradka Beesha Cumar Maxamuud,ayaa ku sharfan wada shaqaynta ay umuujiyeen Labada Maamul.

    Wada shaqaynta Labada Maamul ee PL iyo DDSI,ayaa door ka qaatay adkaynta Amniga Labada dhinac.

    Jibril Qoobey

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.