Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliya ma gaartay xilli ay samaysato Aqoonsi Qaran?
    Somalia

    Somaliya ma gaartay xilli ay samaysato Aqoonsi Qaran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya ma gaarin xili ay wada samaysato Aqoonsi Qaran oo lagu midaysan yahay,waxaana ka horaysa in Dastuurka la Qabyo tiro oo laga heshiiyo.

    Inta ka horaysa DG walba,waxuu leeyahay Aqoonsi ugaar ah sida Puntland oo 2010 samaysatay si la mid ah Gobolka Banaadir,wuxuu samaysan karaa Aqoonsi ugaar ah.

    Hadaba arimaha ubaahan in laga wada hadlo oo meel la saaro,waxay kala yihiin…

    Aqoonsiga Qaran ma heer DG baa mise heer Dowlad Qaran?

    Arinka Aqoonsiga Qaran waxaa ku gadaaman Siyaasad iyo dano dhaqaale oo ubaahan wada xaajood?

    Yaa Somaliya?

    Xuduudaheena Qaran ee rasmiga ah waa halkee?

    Ma leenahay Qaran aan ku midaysanahay?

    Dowlad dhiskeenu ma dhamaystirmay?

    Mala gaaray xili aan wada samaysano Aqoonsi Qaran?

    Xasan oo qadiyadiisa lawada og yahay ku Aadan Somalinimada iyo Somalida Xuduudaha Gumaystihu jeexay ku nool malagu aamini karaa arinkan?

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.