Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Degmada Towfiiq oo loo dhisay Golihii Deegaanka
    Somalia

    Degmada Towfiiq oo loo dhisay Golihii Deegaanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Degmada Towfiiq,ayaa yeelatay Dowlad Hoose oo Dadku soo doortay markii ugu hiraysay Taariikhda.

    Waxaa noqday Duqa Magaalada C/Nuur Jaamac Cali Xirsi.

    Halka uu Duq ku xigeen noqday Cabdinaasir Cabdillaahi Cabdisalaan.

    Labada masuul,waxay Xubno ka yihiin Xisbiga
    SINCAD,sidaana Degmada Towfiq,waxay ku noqotay Deegaan Sincad.

    Dardar xoog leh,waxaa ku socda fariisinta Golayaasha Deegaamada Doorashadu ka dhacday.

    Ilaa iyo hada,waxay ku dhow yihiin Degmooyinka la dhamaystiray 10-Degmo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.