Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Sh oo caqabad ku ah in Somaliya hogaamiso Baarlamaanka Aduunka
    Somalia

    Xasan Sh oo caqabad ku ah in Somaliya hogaamiso Baarlamaanka Aduunka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 17, 2023Updated:September 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa nasiibdarro in Xasan Shiikh dhabar jabiyo,iyadoo inta badan Dowladaha Afrika oo ay ugu danbaysay Jabuti ay taageereen Musharaxnimada Xil.Marwo oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlmaanka Fadaraalka Somaliya.

    Xil.Marwo,ayaa usharaxan Madaxweynaha Baarlamaanka Aduunka,waxayna soo gashay Wareega Afarta Qof ee la kala dooranayo.

    Sanadkan,waxaa leh Madaxweynanimada Baarlamaanka Aduunka Afrika,siiba Geeska,waxaana loo rabaa Gabar,waxaana ku tartamaya Xil.Marwo iyo Laba Gabdhood oo Kenya iyo Tansaaniya ka socda.

    Baarlamaanka Somaliya,waa garab istaagay Marwo,balse,waxaa dhabar jabinaya Xasan Shiikh ,waxuuna taageeray Gabadha ka socota Tansaaniya,isagoo ka duulaya Laba arimood oo kala ah…

    1.Tansaaniya oo uu degan yahay kuna leeyahay Guri iyo Ganacsi.

    2.Xil.Marwo oo kasoo jeeda PL.

    Waxaa la yaab leh Madaxweynihii Somaliya oo taageeraya Gabar Tansaaniyaan ah,iyadoo Gabar Somaliyed oo matalaysa Somaliya ay sharaxan tahay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.