Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Laba Xubnood Oo Daacish ka tirsan oo lagu Xukumay Bosaso
    Somalia

    Laba Xubnood Oo Daacish ka tirsan oo lagu Xukumay Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa la xukumay Labadii Nin ee ka tirsanaa kooxaha Nabad-diidka ah,kuwaasoo dhawaan lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

    Mid ka mid ah Raga la qabtay,ayaa kasoo jeeday Koonfurta,waxa uuna kasoo duulay Xamar,isla markaana,waxaa la xaqiijiyay in uu ahaa dhawaan soo gal lagu qanciyay fikrada Nabad-diidka,iyadoo lagu xukumay 15-Sano oo Xarig ah.

    Halka midka Labaad uu ahaa Nabadoon Deegaanka Bari kaasoo jeeda oo la xaqiijiyay in baqdin iyo khasab lagu hawlgeliyay una qaabilsanaa Damaanada Xubnaha gudbaya,waxaa lagu xukumay 5-Sano oo Xarig ah.

    Wardoonka Puntland qaybtooda Bari,waxaa ka muuqata firfircooni Siyaada ah Sanadkii ugu danbeeyay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.