Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Oddoroska Roobabka Sitimaanka 18-24 September 2023:
    Somalia

    Oddoroska Roobabka Sitimaanka 18-24 September 2023:

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Curasha Dayrta 2023 ayaa lafilayaa inay bilaabato asbuuca soosocda Qaybo kamid ah deeganada Puntland.

    Goboladda Sool, Sanaag, Haylaan, Bari, Karkaar iyo Raas-casayr ayaa la filayaa in ay helaan roobab dhex-dhexaad ah xaddi ahaana u dhaxeeya (40-100) mm.

    Sida kamuuqata khariidadda saadasha roobka meela kamid ah degmooyinka Ceerigaabo, Badhan, iyo Balidhidin ayaa laga yaabaa inuu gaaro 200mm.

    Bulshada kudhaqan Gobolada Sanaaag, haylaan, Bari, iyo Karkaar waa inay taxadar dheeriya muujiyaan ilaa 24 bisha September 2023.

    Sadaashan roobka waa ay isbadeli kartaa xilli kasta, Xarunta macluumaadka khayraadka Biyaha iyo Dhulka ee Dawladda Puntland waxa ay sidhow ula soconaysaa markasta isbad-badalka cimilada ee xilli roobaadka.

    DHAMMAAD

    Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
    Xafiiska Warfaafinta Xarunta Maareynta Xogaha Biyaha iyo Dhulka Puntland
    E-mail: info@imcpuntland.so
    Facebook: https://www.facebook.com/imcpuntland/
    Twitter: https://twitter.com/imc_puntland

    #imcpuntland #Puntland

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.