Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Waxbarashada Puntland oo Shaqo joojin lagu sameeyay
    Somalia

    Wasiirka Waxbarashada Puntland oo Shaqo joojin lagu sameeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirkii Waxbarashada Dowlada Puntland,waxaa laga joojiyay Shaqada Dhawr Bilood ka hor.

    Sababta looga joojiyay,waa Laba arimood oo kala ah…

    1.Xamar oo uu tagey kulana kulmay Wasiir Faarax Cabdiqaadir,iyadoo looga digay Wasiirada PL xataa in aysan sii mari karin.

    2.Khariiradan muujinaysa Sool iyo Sanaag in ay yihiin SL oo uu isagu siiyay Qandaraaska Shirkada soo daabacday Buugaagtaas oo si buuxdana ay u ahayd masuuliyadiisa.

    Haatan,Buugaagtaas,waxaa hakiyay Golaha Wasiirada PL,waxaana dib loogu celiyay Shirkadii Daabacday.

    Shaqada Wasaarada,waxaa sii wada Wasiir ku xigeenka,halka Wasiirkii shaqada laga joojiyay ku laabtay Qoyskiisii iyo Minisota.

    Dhawaan,ayaa la filayaa in Wasiirka Waxbarashada iyo kan Amniga la magacaabo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.