Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’isalwasaare Xamse miyaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Maraykanka?
    Somalia

    Ra’isalwasaare Xamse miyaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulanka Xamse iyo Biden,waa mid quseeya salaan mana ahayn Shir doceed Labada Dowladood dhexmaray.

    Intaas marka laga yimaado waxuu booqan doonaa Xamse Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Maraykanka,taasoo wada qaban qaabada taakulo Ciidan oo Somaliya lagu caawiyo dabayaaqada Sanadkan.

    Taageeradaas oo dalabkeeda ay Dowlada Somaliya gudbisay dhawr Bilood ka hor,iyadoo Dawlada Maraykanku aqbashay.

    Kadib waxaa lafilayaa Raysal wasaare Xamse in uu la kulmo Jaaliyada Somalida Maraykanka.

    Madaxweyne Xasan,ayaa ka Gaabsaday inuu beesha caalamka soo hor istaago sababo fashil awgeed…

    1: Majiraan ilaa hada Guul Laga Gaaray Dagaalka Argagixisada.

    2: Somali heshiis ah Majirto oo Dowlad Goboleedkii ugu Faca weynaa ee PL iskuma san banaana.

    3: Qorshe Dhaqaale oo lagu Midaysan yahay Dalku Malahan

    4: Musuq maasuqii ugu weynaa ayay Dowlada Villa Somaliya fadhidaa dhex taagan tahay,kadib markii la musuq maasuqay kaalmadii Umada Somaliyed.

    5: Taageero Shacab Dawladu Mahaysato oo Dan Qaraabo,ayaa loogu wanqalay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.