Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland:-Gudiga Doorashada kmg ah oo soo gabagabeeyay Shaqadoodii
    Somalia

    Puntland:-Gudiga Doorashada kmg ah oo soo gabagabeeyay Shaqadoodii

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 27, 2023Updated:September 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaqiiqdii Shaqo la mahdiyay ayay  qabteen Gudigii KMG ee Doorashooyinka Puntland.

    Taariikhda baal dahab ah,ayay ka galeen,waxayna kasbateen Quluubta Shacabweynaha.

    Si gaar ah hogaamintii Gudoomiyaha xilka wareejiyay Cabdirisaaq,waxay ahayd mid la yaab leh.

    Waxay xilka ku wareejinayaan Gudiga cusub ee rasmiga ah (PEC),kuwaasoo sii daadihin doona dhamaystirka qabashada Doorashada qaybaha ka harsan ee Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.

    Gudiga cusub,ayaa laga sugayaa soo diyaarinta khariirada Doorashada Madaxweynaha iyo Baarlamaanka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Xaqiiqdii Shaqo la mahdiyay ayay noo qabteen Gudigii KMG ee Doorashooyinka Puntland.

    Taariikhda baal dahab ah,ayaad ka gasheen,waxaadna kasbateen Quluubta Shacabweynaha.

    Si gaar ah hogaamintii Gudoomiyaha xilka wareejiyay Cabdirisaaq,waxay ahayd mid la yaab leh.

    Waad mudan… pic.twitter.com/cZA3DAcxUn

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) September 27, 2023

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.