Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudiga Doorashooyinka Puntland oo yeeshay kulankoodii Sadexaad
    Somalia

    Gudiga Doorashooyinka Puntland oo yeeshay kulankoodii Sadexaad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: September 30, 2023:
    Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) Mudane, Fu’aad Abshir Axmed(Adeer) oo uu weheliyo guddoomiye kuxigeenka Guddiga Mudane, Axmed Maxamuud Cumar(kk) ayaa shir guddoomiyey kulanka seddexaad ee guddiga.

    Kulanka maanta ayaa ajendihiisu ahaa ka doodista qorshaha shaqo ee Guddiga iyo diyaarinta tubta kala hormarinta howlaha horyaalla Guddiga, iyadoo xubnaha PEC isla qaataeen dejinta arrimahaan.

    DHAMAAD
    Xafiiska Warfaafinta Guddiga Doorashooyinka Puntland(PEC).
    #codkaaguwaaxaqaaga
    #codkaaguwaamustaqbalkaaga

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.