Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa sababay in Degmada Waaciye yeelato Laba Duq Magaalo?
    Somalia

    Maxaa sababay in Degmada Waaciye yeelato Laba Duq Magaalo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Degmada Waaciye,waxii ka dhacay,waxay tusaale uyihiin fawdaynta Dimuqraadiyada ee la wado.

    Laba Gole Deegaan,ayaa loo dhaariyay Waaciye.

    Mid,waxaa lagu doortay Gudoomiye Xisbiga KAAH ka socda oo ay doorteen Xubnihii Xisbiga KAAH ku matalayay Golaha Deegaanka.

    Halka Gudoomiye Xisbiga Sincad ka socdana ay doorteen Xubno kale.

    Sidaanoo kale,waxay ka taagan tahay Bosaso,Burtinle,Jariiban iyo Bursaalax.

    Waxa dhibka keenaya,waa Dimuqraadiyadii oo laga guurayo oo ay heshiis toos uwada galayaan Xisbiyada,iyadoo la laalay Cod in lagu kala adkaado.

    Sidoo kale Wasaaradii Arimaha Gudaha oo shaqadan lahayd,ayaa awoodii laga qaaday,waxayna noqotay magac uyaal laysku Sawiro.

    Dimuqraadiyada,waxaa khatar ku ah damaca Deni ee xuduud dhaafka ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.