Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiir Juxaa oo ka hor yimid Doorashooyinka Waaciye iyo Bosaso
    Somalia

    Wasiir Juxaa oo ka hor yimid Doorashooyinka Waaciye iyo Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 3, 2023Updated:October 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Juxaa si cad,ayuu uga hor yimid Doorashooyinkii Waaciye iyo Bosaso,waxuuna ku dhawaaqay in aysan waxba ka jirin.

    Waa hadal cad oo ku fadhiya hogaamin sharciyad iyo aragti leh.

    Hadii loo daayo fariisinta Golayaasha Deegaanka Wasiir Juxaa waa guulaysanayaan.

    Balse hadii Deni iyo Xisbigiisu ay ku sii wadaan faragelinta xuduud dhaafka ah ceebtan oo kale,ayaa dhacaysa.

    Juxaa weli dulqaad buu muujiyay,haduusan iscasilin marka la qiimeeyo sida loogu xadgudbay.

     

    Halkan ka dhagayso Codka Juxaa

    Wasiir Juxaa muxuu ka yiri Doorashooyinka Waaciye iyo Bosaso? pic.twitter.com/DiE8uNILub

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) October 3, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.