Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qori caaradii oo xilkii loogu wareejiyay mid ka mid ah Golayaashii lagu muransanaa Ee Bosaso
    Somalia

    Qori caaradii oo xilkii loogu wareejiyay mid ka mid ah Golayaashii lagu muransanaa Ee Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golihii Deegaanka Bosaso ee ay diiday Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland Shalay saakay,ayaa xoog loogu wareejiyay Xilkii.

    Ciidamada Badda,ayaa lasoo qaaday oo gees walba laga dhigay,kadibna xilkii,ayaa si jujuub ah loogu wareejiyay.

    Wasiirkii Arimaha Gudaha looma joojin amarkiisii lamana tixgelin Nidaamka,waxaana amarka lagu fuliyay bixiyay Madaxweyne Deni.

     

    Juxaa saakay,waxaa ubanaan in uu iscasilo.

    Dimuqraadiyadii,waxuu Deni kusoo ururiyay Qori caaradii.

    Ninka Duq Magaalo doorashadii lala wadaagi waayay miyaa Doorasho Madaxweyne lala wadaagayaa?

    Dimuqraadiyadii damaca xuduud dhaafka ah ee Deni,ayaa soo afjaray.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.