Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Xasan Shiikh oo niyad jab kula soo laabtay Muqdisho
    Somalia

    Madaxweyne Xasan Shiikh oo niyad jab kula soo laabtay Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Quus iyo niyad jab,ayuu Muqdisho kula laabtay.

    Laba maalmood kadib safar nasiino iyo caafimaad ah,ayuu ugu baxayaa Wadamada Imaaraatka iyo Kenya oo Qoyskiisu degan yahay.

    Safarada dibada ah markuu kasoo laabto isku shaandhayn kooban,ayuu rabaa in uu ku sameeyo Xukuumadiisa.

    Fashilka dagaalka,ayuu ku eedeeyay gaabinta Beesha Caalamka ee gurmadkii loo bahnaa iyo mucaaradka u badan Xukuumadii hore iyo Beeshiisa.

    Dhanka Hirshabelle,ayuu sheegay in looga baahan yahay hogaan cusub in talada maamulkaas loo dhiibo.

    Galmudug waa kala jeesteen.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.