Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mucaaradka PL oo laga hor istaagay in ay Shir ku qabsadaan Hotellada Garowe
    Somalia

    Mucaaradka PL oo laga hor istaagay in ay Shir ku qabsadaan Hotellada Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhamaan Hoteladii Garowe Deni,ayaa xirtay,si gaar ah Marti-soor oo ay ahayd in lagu qabto Shirka Mucaaradka oo ballansanaa,waa ka baxeen Ballantii.

    Sidoo kale Maamulka Hotel Grand,ayaa diiday in Shirka Mucaaradka lagu qabto Hotelka,waxayna keeneen marmarsiiyo.

    Waa wax la fahmi karo diidmada Hotellada Garowe ee Martigelinta Shirka Mucaaradka marka lagu qiimeeyo Sadex Qodob oo kala ah…

    1.Marti-soor Deni,waxa uu ku leeyahay 10% Saami ah,sidoo kale 7-Qol,ayaa Dowlada si joogta ah ugu xiran,isla markaana ku dhawaad $49-kun,ayuu Bishii ka helaa Martida iyo Shirarka Dowladu usoo leexiso.

    2.Grand Hotel,waa La mid oo si joogta ah,ayuu ugu xiran yahay Madaxtooyada iyo Wasaaradaha,haduu Martigeliyo Shirkaasna waa laga jarayaa Dhaqaalahaas.

    3 Waxaa jira amar toos Dowladu ugu bixisay xirida Hotelkii Martigeliya Shirka Mucaaradka.

    Waa nasiibdarro xaqiiqdii in Canshuurtii iyo awoodii Dowladnimo ee Shacabka Puntland loo isticmaalo caburin.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.