Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Warar dheeriya oo uu ku jiro kulanka Madaxweyne Deni iyo Ra’isalwasaare Abiy
    Somalia

    Warar dheeriya oo uu ku jiro kulanka Madaxweyne Deni iyo Ra’isalwasaare Abiy

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni Maalinka Berri foog ah,waxay Adis ku kulmayaan Ra’isalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,sida ay xaqiijinayaan Ilo lagu kalsoonaan karo.

    Kulankaas kadib 10-ka ama 11-ka,waxuu kusoo aadan yahay Garowe caasimada Puntland,sida ay ii sheegeen Saraakiisha Madaxtooyada.

    Afar Cisho kadib imaanshihiisa dib,ayuu ugu laaban doonaa Imaaraadka Carabta,isagoo u aadaya arimo ugaar ah shaqsiyan,sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiil Madaxtooyada ka tirsan.

    Socdaalkiisa Labaad lama yaqaan inta uu qaadan doono hadii rabbi idmo.

    11-ka Bishan,waxaa ku eg mudadii Dastuurku u ogolaa in Madaxweynuhu Wadanka ka maqnaado.

    Garowe,waxaa si weyn uga socda qaban qaabada Shirweynaha macnaha leh ee Mucaaradka Puntland oo ay kasoo qaybgalayaan ku dhawaad 250-Xubnood oo ubadan Siyaasiyiin miisaan leh iyo haldoor kale.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.