Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Go’aamada kasoo baxay Gudiga Amniga oo noqday Sanbuunse laga adimay
    Somalia

    Go’aamada kasoo baxay Gudiga Amniga oo noqday Sanbuunse laga adimay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Go’aammada kasoo baxay Gudiga Amniga ee ku aadan Musharaxiinta,waa kuwo lala soo daahay oo dhacay laguna tilmaami karo ..”Sanbuuse laga adimay”.

    Markii inta badan Musharaxiintii soo dageen miyaa lasoo saarayaa go’aamo?

    Saw loo turjuman mahayo in Dad gaar ah lagu bar tilmaameedsanayo?

    Xasan Shire,Ina Faroole,Guuleed,Cawad markii ay soo dageen oo aan wax go’aan ah lagu fulin,miyaa la hor dhigayaa imaanshaha Musharraxiinta kala ah…

    1.Diyaano.
    2.Xayir.
    3.Mashruuc.
    4.Sanyare.
    5.Cali Xaaji.

    Musharaxiintu waa isku maqaam,waxaana loola dhaqmayaa isku mid.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.