Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Firdhiye waxuu ugogol xaaranayaa in uu Hargaysa ka dego ugu danbayn
    Somalia

    Faallo:-Firdhiye waxuu ugogol xaaranayaa in uu Hargaysa ka dego ugu danbayn

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Firdhiye oo sheeganaya hogaamiyaha Khaatumo,waxuu ka degi doonaa Hargaysa,isagoo heshiis buuxa la galay ugu danbayn.

    Heshiiskaas,waxaa qandaraaskiisa qaatay Geelle iyo Xasan,waxaana maalgelinaya Ingiriiska.

    Muqdisho,waxaa ugu xigi doonta Jabuti oo uu uga sii gudbi doono mudo kadib Hargaysa.

    Waxa hada laga shaqaynayo,waa in Sharciyan looga saaro Sool Puntland-ta kale oo dooda lagu soo koobo SL iyo Sool.

    Siyaasad xumida Firdhiye,waxaa tusaale kuugu filan..

    1.Villa Somaliya aqoonsi xataa magac uyaal ah kama haysto.

    2.BC ,xataa uma aragto Gudoomiyaha Gobolka Sool.

    3.Puntland-tii Ciidan,Dhaqaale iyo Siyaasadba ku haysay meeshana,waxuu ku luminayaa ka qaybgalka Heritage oo ah Xarun falkisa Siyaasadaha Irir-samaale.

    Hadalka Firdhiye Deni Dan uma ahan,Mucaaradna Dan uma ahan,Sool Dan uma ahan,isaga iyo hankiisa Dan uma ahan ee waa Ilduuf.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.