Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo rabta in ay xirto Xafiisyada TV-Ga caanka ah Ee Al-Jaseera
    Somalia

    Israa’iil oo rabta in ay xirto Xafiisyada TV-Ga caanka ah Ee Al-Jaseera

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Isgaarsiinta Israa’iil ayaa maanta oo Axada sheegay in uu ka raadinayo Golaha Wasiiradda inay ansixiyaan dalab kiisa ku aadan in la xiro xafiisyadda Al-Jazeera ee ku yaala gudaha Israa’iil, isagoo ku eedeeyay inay taageerayaan ururka Xamaas.

    Soo jeedinta xiritaanka xafiisyada Al-Jazeera ee laga leeyahay dalka Qatar ayaa la marsiiyay saraakiisha amaanka iyo khubarro dhinaca sharciga ah sida uu sheegay Shloma Karhi, isagoo intaa ku daray in maanta goor dambe loo gudbin doono Golaha Wasiiradda.

    Al-Jaseera iyo Qadar midkoodna kama hadlin arintan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.