Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Qaran Ee Fadaraaliga ah oo aqbashay in ay ula shaqayso SSC Maamul matala Deegaankaas
    Somalia

    Dowlada Qaran Ee Fadaraaliga ah oo aqbashay in ay ula shaqayso SSC Maamul matala Deegaankaas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 19, 2023Updated:October 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warka uu akhriyay Wasiirka Arimaha Gudaha Fadaraalka,waxa uu waafaqsan yahay warkii ay horay ujeedisay Dowlada Puntland,kaasoo ahaa…

    “Dowlada Fadaraalku,waxay taageeraysaa go’aankii Garaadada,waxayna la Shaqaynaysaa Maamulka kmg ah SSC Khaatumo ee ay dhisteen Dadka Deegaankaas”.

    Si kale hadii loo yiraahdo,Dastuurka Fadaraalku,waxuu qabaa in mudo 2-Sano ah ay toos umaamusho Dowlada Qaran Gobolkii khilaaf dhexmaro DG-ka uu ka mid yahay.

    2-Sano Maamul ka shaqaynaya Sadex Ujeedo,ayaa ka dhismay Laascaanood,kuwaasoo kala ah…

    1.Xoojinta Difaaca
    2.Gargaarka Bini’aadantinnimo.
    3.Jihaynta Masiirka Mustaqbalka.

    Puntland waa soo dhawaynaysaa,waana ku faraxsan tahay.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Warka uu akhriyay Wasiirka Arimaha Gudaha Fadaraalka,waxa uu waafaqsan yahay warkii ay horay ujeedisay Dowlada Puntland,kaasoo ahaa…

    "Dowlada Fadaraalku,waxay taageeraysaa go'aankii Garaadada,waxayna la Shaqaynaysaa Maamulka kmg ah SSC Khaatumo ee ay dhisteen Dadka… pic.twitter.com/DK14UJjmkY

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) October 19, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.