Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo digniin udirtay Muwaadiniinteeda ku sugan Wadamo dhowr ah
    Somalia

    Israa’iil oo digniin udirtay Muwaadiniinteeda ku sugan Wadamo dhowr ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Israa’iil,ayaa Muwaadiniinteeda ku sugan Masar iyo Urdun u sheegtay in ay sida ugu dhakhsaha badan uga baxaan.

    Bayaan ka soo baxay Golaha ammaanka Israa’iil,ayaa lagu sheegay in ay sare u qaadayaan digniinaha safarka ee Masar iyo Urdun ilaa heerka 4, talo bixinta in aan loo safrin dalalkan iyo in kuwa sii joogaya ay ka baxaan, sida ugu dhaqsaha badan”.

    Horraantii toddobaadkan, heerka digniinta ayaa sidan oo kale kor loo qaaday, Turkiga ayaa muwaadiniinta Israa’iil ee halkaas ku sugan lagu amray inay baxaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.