Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin Wiilka tar ee lagu dilay Kaam ku yaal Mudug
    Somalia

    Faahfaahin Wiilka tar ee lagu dilay Kaam ku yaal Mudug

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Meesha wax ka dhaceen,waa Kaam Qaxooti oo Magaalada udhow oo ay degan yihiin Bulshada Jareerweyne.

    Wiilka la dilay,waxuu kasoo jeedaa Beelaha Jareerweyne,kuwa dhibaateeyay oo hadana dilay,waxay kasoo jeedaan isla Beesha Jareerweyne.

    11-Nin oo Beesha Jareerweyne ka dhashay,ayaa loo qabtay,welina Boolisku,waxuu wadaan baaris.

    Gaalkacyo waa Magaalo ay iskugu timid Somali weyn kuna taal Bartamaha oo ay ku nool yihiin Nus Milyan Dad ka badan,marka wax lala yaabo ma’ahan danbiyada ka dhacaya.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Meesha wax ka dhaceen,waa Kaam Qaxooti oo Magaalada udhow oo ay degan yihiin Bulshada Jareerweyne.

    Wiilka la dilay,waxuu kasoo jeedaa Beelaha Jareerweyne,kuwa dhibaateeyay oo hadana dilay,waxay kasoo jeedaan isla Beesha Jareerweyne.

    11-Nin oo Beesha Jareerweyne ka dhashay,ayaa… pic.twitter.com/azpLVZeWZL

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) October 23, 2023

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.