Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Boqor Burhaan oo xaqiijistay Gudoonka Dhaqan Ee Puntland
    Somalia

    Boqor Burhaan oo xaqiijistay Gudoonka Dhaqan Ee Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xurmadle Boqor Burhaan imaanshaha Garowe,waxay isaga utahay Guul,sababtoo ah,waxuu si fudud u xaqiijiyay Gudoonkiisii Dhaqanka Puntland.

    In isagoo la fadhiya Madaxweyne Deni lasoo saaro Khariirada Doorashada,waxay ka dhigan tahay Shirkii ay ufadhiyeen in aan loo sii baahnayn.

    Waji gabaxa ugu weyn Dhaqan ahaan,waxuu ku dhacay Suldaan Garaase iyo Beeshiisa Abokor Ciise oo waxay kula kala dhinteen Beesha Muuse Ciise kuna soo afjareen Gudoonkii Islaan Ciise ee Garowe Maanta waa waxba kama jiraan oo Deni,ayaa soo afjaray.

    Siyaasiyan,waxaa iyaguna dharbaaxo ku dhacday Aaran-jaan oo islahaa Gacanta Boqorka ku bireeya Deni,waase usocon wayday oo wax walba oo kasoo baxa Shirka Isimada ee la fashiliyay miisaan maleh.

    Si gaar ah Beesha Cismaan Maxamuud xisaabtu kama khaldana oo Gudoonkii Siyaasada iyo Gudoonkii Dhaqanka reer PL Gacantuu ugalay.

    Ha socoto Garaantu.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.