Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa loogu diiday Odoyaasha Dhaqanka in ay galaan gudaha Golaha Baarlamaanka PL?
    Somalia

    Maxaa loogu diiday Odoyaasha Dhaqanka in ay galaan gudaha Golaha Baarlamaanka PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xarunta Golaha Wakiilada Puntland,ayaa loo diiday in ay ka khudbeeyaan Odoyaasha Dhaqanka ee Garowe ku shirsan.

    Odoyaasha,ayaa horay udalbaday in ay la kulmaan Xildhibaanada,balse,waxaa loo sheegay markay saakay yimaadeen Golaha Banaankiisa in aysan Sharciyan ka khudbayn karin Golaha.

    Kadib,waxaa laysku afgartay in Gudi ka socda Baarlamaanka loo diro Odoyaasha.

    Marka laga reebo Xurmadle Boqor Burhaan inta kale waa Odoyaal Dhaqameed aan lahayn Saxiixa soo xulida Xildhibaanada.

    Xildhibinaada Baarlamaanka,ayaa isku raacay in Sharciyan aysan sax ahayn Oday Dhaqmeed in uu soo dhexgalo hay’adaha Dastuuriga ah.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.