Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Boqor Burhaan iyo culaystada ka haysta dhex-dhexaadinta Dowlada iyo Mucaaradka
    Somalia

    Boqor Burhaan iyo culaystada ka haysta dhex-dhexaadinta Dowlada iyo Mucaaradka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xurmadle Boqor Burhaan dadaalka uu wado,waxaa haysta culays ubaahan ka baaraan dagid iyo ka fiirsasho.

    1.Boqorku mahayo Isimadii waa weynaa ee isaga la maqaamka ahaa dhamaantood.

    2.Boqorka uma fiicna hawshii uu u Gacan qaaday ee uu Garowe ufadhiyay mudada in ay fashil ku dhamaato.

    3.Boqorku ma rabo in isku dhac kale dhasho,isagoo dhex fadhiya,sidii Bosaso.

    4.Boqorka,waxaa culays kale ku ah Macangagnimada MW Deni.

    Sida la filayo Boqorku Labada dhinacba,waa iska uruurinayaa in la xijiyo,waxuuna soo saari doonaa waxuun dhexdhexaadnimo ah.

    Xurmadle Boqor Burhaan,waxuu aad uga taxadarayaa Warqadii Bosaso ee uu ka danbeeyay isku dhicii xumaa in aysan noqon mida Garowe kasoo bixi doonta.

    Boqorku,waxuu rabaa in ay noqoto Warqada kasoo baxda mid shaafisa dhan walba oo Bulshada Qalbiga uqaboojisa looguna duceeyo.

    Balse,waxaa khatar ku ah doonitaanka Madasha Mucaaradka ee ah in Boqorku siiyo Sharciyad Dhaqan oo ay kula diriraan MW Deni.

    Sida aan xogaha ku helayo Boqorku waa ka digtoon yahay gaadmada Mucaaradka Madasha.

    Waxaan rajaynaynaa xal Boqorku hormuud unoqdo in la gaaro.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.