Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay soo kordhisay 6-Bilood oo ay Somaliya joogtay Catriona Laing?
    Somalia

    Maxay soo kordhisay 6-Bilood oo ay Somaliya joogtay Catriona Laing?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    6- Bilood oo ay joogtay Somaliya,waxa ugu weyn ee ay soo kordhisay,waa khafiifinta Cunaqabataynta Hubka ee Somaliya saaran.

    15-Nov,ayaa la rajaynayaa in la khafiifiyo Cunaqabataynta,iyadoo la fasaxayo Hubka aysan ku jirin,Taangiyada,Diyaaradaha iyo Madaafiicda,waxayna kasoo iibsan kartaa Somaliya Afar Wadan oo qura,iyadoo ay la soconayso QM ayna ka heshiinayaan Labada heer ee Dowlada Fadaraalka Somaliya.

    Arimaha ugu waa weyn ee hortabinta uleh Dowlad Dhiska Somaliya ee loo siiyay mudo xileedka cusub,waxaa ka mid ah…

    1.Doorashooyinka SL
    2.Arrimaha Sool
    3.Doorashooyinka PL
    4.Dagaalada Shabaab
    5.Muddo kororsiga DG Koofurta Somaliya.

    Waxaa lagu tilmaamaa Qof fahamsan culeyska Siyaasadeed, Amni ee Somaliya.

    12-Bilood oo cusub,ayaa la siiyay,iyada iyo Xaafiiskeeda Unsom.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.