Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirka Badhameed Ee Isimada Puntland yaa ka danbeeya?
    Somalia

    Shirka Badhameed Ee Isimada Puntland yaa ka danbeeya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Badhan,waxaa ka dhici doona Shirweyne Dhaqan oo ay iskugu imaanayaan Isimada Puntland.

    Ilaa iyo hada,waxaa aqbalay saan xogta ku hayo 7-Isin oo soo jireen ah,kasoo qaybgal Shirka.

    Shirka,waxaa Martigelintiisa leh Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud.

    Shirka,waxaa leh maalgelintiisa Beesha Warsangeli oo Ganacsatadu,waxay qaadatay dhanka Dhaqaalaha,Bulshada kalena Xoolaha iyo Marti soorka.

    Shirka ujeedkiisu,waa xal uhelida khilaafka Doorashada ee xilligan ka jira Puntland.

    Ma cada doorka Dowlada ee Shirkaas ay ku leedahay abaabulkiisa iyo go’aamadiisa.

    Shirkan,haduu qabsoomo,waxaa iska cad in uu macno tiri doono kii Garowe ee Boqorku Shir Gudoominayay.

    Suldaan Cabdisalaam,waa Isim saamayn leh oo ku fadhiya Saldano soo jireen fac weyn leh,isla markaana ay ku weyn tahay Puntlander-nimadu.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.