Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Isku day kale oo ay Imaaraadku rabeen in ay kula wareegaan Dekeda Garacad oo ka fashilmay.
    Somalia

    Isku day kale oo ay Imaaraadku rabeen in ay kula wareegaan Dekeda Garacad oo ka fashilmay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida qorshuhu ahaa Adis,waxaa iskugu tegi lahaa MW Deni,Gudiga Maamula Dekeda iyo Wefti Imaaraatiya.

    Halkaas,ayaa waxaa lagu kala saxiixan lahaa heshiis dhigayay sida tan….

    1.Imaaraadka in la iga iibsho 51% Saamiga Dekeda.

    2.Imaaraadka 60% in ay yeeshaan Maamulka Dekeda.

    3.Imaaraadku in ay dhisaan Wadada Garacad-Goldogob.

    4.Imaaraadku in ay bixiyaan $20-Milyan oo Xuquuqul Qalin ah oo Dowlada PL si gaar ah uqaadanayso.

    Heshiiskaas,waxaa fashiliyay Mulkiilayaasha Dekeda oo Cod laga qaaday ku diiday in Imaaraatiyiintu haba yaraatee aysan soo gelin Dekeda iyo lahaanshaheeda.

    Gudiga Maamula Dekeda,sidaa ayay uga baaqdeen Adis-ababa.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.