Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sirdoonka Israa’iil oo dilay Injineer muhiim u ahaa Xamaas
    Somalia

    Sirdoonka Israa’iil oo dilay Injineer muhiim u ahaa Xamaas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Al-Zawari,ayaa lagu dilay rasaas oodda looga qaaday isagoo ku sugan gurigiisa hortiisa oo ku yaal magaalada Isfax, galabnimadii Oktoobar 15, 2016. Xamaas ayaa dilkiisa shirqoolka ku eedeysay sirdoonka Israa’iil ee Mossad.

    Intii aan la dilin waxaa cadayd inuu diyaarinayey shahaaddada saddexaad jaamacada isagoo doonayey inuu hindiso gujisyo lagu hago meelaha fog fog.

    Howlgalka lagu qaarajiyey Maxamed Al-Zawari waxa la ogaaday inay fuliyeen rag u dhashay dalka Bosnia. balse Boosniya waa ay diiday in tuhmanaha dilka Al-Zawari lagu wareejiyo Tunuusiya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.