Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamse oo Kismaayo fashil kala soo laabtay iyo Xasan oo kusii jeeda
    Somalia

    Xamse oo Kismaayo fashil kala soo laabtay iyo Xasan oo kusii jeeda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markii Xamse tagey Kismaayo,waxuu usiday Axmed Madoobe Laba fariimood oo kala ahaa…

    1.Taageer wax ka badalka Dastuurka.
    2.Doorasho JL oo aad talada ku wareejisid ha dhacdo.

    Axmed Madoobe,waxuu ugu jawaabay Xamse..”Kaala hadli mahayo arimahaas Adiga”.

    Haatan Xasan,ayaa usoo socda Kismaayo dhawaan sida la qorsheeyay,waxuuna iska sii hormariyay Qoor-qoor oo door Nabadoonnimo muujinaya.

    Balse Qoor-qoor daacad uma aha Xasan,waana dareensan yahay in isagana lagu soo maqan yahay.

    Axmed Madoobe,waxaad Moodaa fahamkiisu in uu ka sareeyo kan Xamse oo uu ka war wareegayo in Magac iyo taariikh xun raacdo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.