Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mucaaradka Hubaysan oo la kulmay Gudiga khilaafaadka iyo ansixinta Xildhibaanada
    Somalia

    Mucaaradka Hubaysan oo la kulmay Gudiga khilaafaadka iyo ansixinta Xildhibaanada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn markii ay ka fashilmeen Mucaaradka Hubaysan isku dayadoodii oo idil waxay go’aansadeen in ay la kulmaan Gudiga khilaafaadka oo aqoonsadaan.

    Sida aan xogta ku helay,waxay waydiinayaan hal Su’aal oo oranaysa…

    Ma waxaad tihiin Gudi Deni mise Gudi dhexdhexaad ah?

    Mucaaradka Hubaysan la kulankooda Gudiga khilaafaadka,waxaa soo dadajiyay markii Karaash iyo Abwaan ugaleen Deni oo uu fashilmay qorshe ahaa in ay Caawa wada weeraraan Xarunta Baarlamaanka.

    Legdin Siyaasadeed,ayaa ku dhacday Mucaaradka Hubaysan.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Ugu danbayn markii ay ka fashilmeen Mucaaradka Hubaysan isku dayadoodii oo idil waxay go'aansadeen in ay la kulmaan Gudiga khilaafaadka.

    Mucaaradka Hubaysan la kulankooda Gudiga khilaafaadka,waxaa soo dadajiyay markii Karaash iyo Abwaan ugaleen Deni

    Jibril Qoobey pic.twitter.com/NlCXjO948x

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) December 17, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.