Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo dhamaan khilaafaadkii Doorasahada oo laga heshiiyay
    Somalia

    Puntland oo dhamaan khilaafaadkii Doorasahada oo laga heshiiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii,ku xigeenkiisii iyo Gudoomiyihii Baarlamaanka waa is fahmeen,wayna ka heshiiyeen wixii dhex yaalay,waana laysla qaatay Gudigii khilaafaadka.

    Mucaaradka Hubaysan ugu danbayntii,waxay hor fariisteen Gudiga khilaafaadka ee Madaxweyne Deni magacaabay

    Gudigii khilaafaadku,waxuu Shaqadiisii si habsami leh ugu bilowday Xarunta Baarlamaanka,iyagoo soo saaray habraaca Xildhibaanka iyo Jadwalka Shaqadooda.

    Gudigii Amniga Doorashada,waxay shaaciyeen Awaamiir amaanka ku aadan oo loo baahnaa.

    Musharaxiinta Doorasahada Madaxweynaha iyo Baarlamaanka si qurxoon ayay uwataan Olalhooda,iyagoo xataa isticmaalaya Warbaahinta Dowlada.

    Muhiimadu,waa in Puntland hesho 1-8 Janaayo 2024 Baarlamaan iyo Madaxtooyo Sharciyad haysta oo qayb ka noqda Dowlad dhiska Wadanka ee socda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.