Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo abuuray hawlgal Ciidan oo lagu sugayo amniga Badda Cas
    Somalia

    Maraykanka oo abuuray hawlgal Ciidan oo lagu sugayo amniga Badda Cas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 19, 2023Updated:December 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Mareykanka,ayaa Talaadada maanta ah shaacisay, in Ciidamo ka socda dhowr Waddan oo uu Mareykanka ku jiro ay hadda kaddib waardiye ka qaban doonaan Marin biyoodka Baabal Mandab ee Badda Cas.

    Dalalka is bahaysigan ka qaybgalaya,waxaa ka mid ah Maraykanka,Canada iyo Bahrain,waxayna ilaalin doonaan Marinka Maraakiibta ee Baabul-Mandab ee Yemen udhow.

    Marinkan oo amnigiisu sii xumaanayo,ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ay Xuutiyiinta Yemen ku weerareen qaar ka mid ah Maraakiibta caalamiga ah.

    Xuutiyiinta Yemen oo ku hubaysan Drones iyo Gantaalo Balaastika ah,ayaa hiil u ah Xamaasta ka dagaallamaysa Qasa.

    Hawlgalka sugida amniga Badda Cas ee Maraykanku hormuudka ka yahay,ayaa ah mid si kmg ah xal unoqon kara,balse xalka kama danbaynta ah waa in dagaalka Qasa laga gaaro heshiis.

    Hawlgalka Badda Cas ee Maraykanku hogaaminayo Somaliya Dan,ayaa ugu jirta, maadaama aysan iyadu lahayn awood ay ku ilaalsato danaheeda, isla markaana saamayn weyn uu ku yeelanayo amni xumada Badda Cas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.