Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xisbullaah iyo Israa’iil oo Gantaallo is weydaarsaday
    Somalia

    Xisbullaah iyo Israa’iil oo Gantaallo is weydaarsaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Cirka Israa’iil,ayaa sheegay in diyaarado dagaal ay weerareen Xarunta hawlgalka ee kooxda Islaamiga ah ee Xisbullah ee Dalka Lubnaan.

    Milatariga Israa’iil,ayaa sidoo kale sheegay in ay garaaceen kaabayaasha argagixisada oo ay ku jiraan goobaha weerada laga soo qaado iyo Bakhaar hubka ah.

    Shalayna kooxda Xisbullah,ayaa sheegtay in ay weerar Gantaalo ah ku qaaday Saldhigyo ay leeyihiin Ciidamada Israa’iil oo ay ku jirto meel u dhow magaalada Metula ee Waqooyiga dalkaasi ku taal,waxana ay shaacisay dhimashada Lix ka mid ah dagaalyahanadeeda muddo 24 saac ah.

    “Warbaahinta Lubnaan,ayaa ku warrantay in Laba Qof oo rayid ah la dilay maanta,mid waxaa toogtay askari Israa’iili ah, mid kalena wuxuu dhintay ka dib duqayn cirka ah oo Israa’iil ka geysatay Tuulada Markaba”Sida uu qoray wargeyska afka Faransiiska ku hadla ee L’Orient-Le Jour.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.