Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam oo maqaam sare loogu soo dhaweeyay Garowe
    Somalia

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam oo maqaam sare loogu soo dhaweeyay Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 21, 2023Updated:December 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland,Xildhibaano,Madax kale iyo Bulshada qaybaheeda,ayaa kusoo dhaweeyay Duldaan Siciid Caasimada Garowe.

    Suldaanka Guud ee Beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan;ayaa usoo gaaray Garowe si uu u Saxiixo Xildhibaanada Sanaag ee PL.

    Inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland;ayaa 30% lasoo xulay,waxaana qorshuhu yahay ugu danbayn 25-ka Bishan in lasoo dhamaystiro,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Suldaanka Guud ee Beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo soo gaaray Garowe si uu u Saxiixo Xildhibaanada Sanaag ee PL. pic.twitter.com/0YspnZq9d0

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) December 21, 2023

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    September 26, 2025

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    September 26, 2025

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    September 26, 2025
    Latest Posts

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.