Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Warbaahin ay ku jiraan BBC-da iyo Tv-ga CNN oo laga mamnuucay in ay ka qaybgalaan Shirarka jaraa’ida ee Aqalka-cad
    Somalia

    Warbaahin ay ku jiraan BBC-da iyo Tv-ga CNN oo laga mamnuucay in ay ka qaybgalaan Shirarka jaraa’ida ee Aqalka-cad

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 24, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qaar ka mid ah hay’adaha warbaahinta ugu waaweyn ayaa laga mamnuucay inay ka qayb galaan shirarka jaraa’id ee aqalka cad.

    BBC-da, wargaysyada The New York Times iyo Los Angeles Times, Tv-ga CNN, iyo tiro hay’ado warbaahineed ah ayaan ka qayb gali doonin shirarka saxaafadda ee aan la duubin iyo kuwa la duubo ee uu qabanayo xoghayaha warfaafinta ee aqalka cad Sean Spicer.

    Tifaftiraha New York Times Dean Baquet ayaa sheegay inay tahay markii ugu horraysay ee arrin sidan oo kale ah ay la kulmaan taariikhda. Wuxuu sheegay in saxaafadda oo xorriyad loo siiyo daah-furnaanta xukuumadda ay muhiim u tahay danaha qaranka.

    Goor sii horreysay ayuu madaxweyne Trump si caro leh ugu dhaliilay warbaahinta khudbad uu u jeediyey dad ololeeya oo muxaafidiin ah.

    Ururka wariyeyaasha wararka ka soo tabiya aqalka cad ayaa tallaabadaas si adag uga qayliyey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.