Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo ugu danbayn aqbalay in uu ku fashilmay wax ka badalkii Dastuurka
    Somalia

    Xasan Shiikh oo ugu danbayn aqbalay in uu ku fashilmay wax ka badalkii Dastuurka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 23, 2023Updated:December 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Xasan Shiikh,waxaa ka muuqata in uu soo degay oo waaqiciga kusoo dhawaaday.

    Hadalkiisii Saakay,waxuu ahaa mid muujinaya jabka Siyaasi ee ka raacay qorshihii wax ka badalka Dastuurka.

    Khudbadii ka horaysay midan,waa ku hanjabay,wuxuuna ku sheegay in aan cidna loo joo jiinayn.. ” Waa la badalaa Dastuurka,cidna loo jiijin mahayo”.

    Haatan,waxuu aqbalay in mudo xileedka harsan laga faa’idaysto,iyadoo la marayo habraaca wax ka badalka Dastuurka ee ah wada tashi iyo isla ogol.

    Qodobka 54-Aad ee Dastuurka, ayaa qeexaya in DG lagala tashto arimaha saamaynaya sida midkan wax ka badalka Dastuurka oo kale.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.