Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Tiro Maraakiibta Niyukleerka Xanbaara Ee Maraykanka oo ku sugan Berbera
    Somalia

    Tiro Maraakiibta Niyukleerka Xanbaara Ee Maraykanka oo ku sugan Berbera

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 26, 2023Updated:December 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shan ka mid ah Maraakiibta dagaalka ee Maraykanka kuwooda ugu waa weyn ee xambaara Nukliyeerka,ayaa ku soo xirtay Dekedda Berbera.

    Maraakiibta haatan ku sugan Dekeda Berbera,waxay kala yihiin……

    1.USS Carney.
    2.USS Sea Ticonderoga
    3.USS Dwight D. Eisenhower.
    4. USS Stethem (DDG-63)
    5.Naval Surface Commander and the Guided Missile Destroyer. 107.

    Maraakiib dagaal oo Maraykan leeyahay,waxa ugu danbaysay Biyaha Somaliya 1987-dii.

    Garoonka Diyaaradaha Berbera,ayaa isna wakhtigan mashquul ah,waxaana la xoojiyay amnigiisa,iyadoo laga joojiyay Dadka,waxaana ka hawlgalaya Sirdoonka Maraykanka.

    Ciidamadan,ayaa ka hawlgalaya Marin Biyoodka Yemen ee Baabul-Mandab.

    Dhanka isticmaalka Biyaha Somaliya,waxay fasax ka heleen Dowlada Fadaraalka Somaliya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.