Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Madaxweyne Deni ma sheegan karaa xoraynta Laascaanood?
    Somalia

    Faallo:-Madaxweyne Deni ma sheegan karaa xoraynta Laascaanood?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    $13-Milyan oo iskugu jira Saad,Qalab Ciidan iyo Mushahaar,ayuu ku bixiyay Xoraynta Sool MW Deni.

    Dagaal Diblomaasiyadeed oo aad udagna waa ku galay,kaasoo PL usameeyay Cadow badan oo heer caalami ah.

    24-Cisho oo Shacabku Dhagaxtuur waday,ayuu amray in Ciidanka PL gudaha ugalaan Magaalada.

    Dagaalkii xaqiijiyay Guusha ee Goojacade,wuxuu galiyay Ciidamada ugu muhiimsan PL;iyadoo xogta dagaalka xataa laga qariyay Saraakiisha intooda badan.

    Laascaanood,waxaa Gacanta SL geliyay Xaabsade iyo Cali Sandulle oo kasoo kala jeeda Bah-Ararsame iyo Jaamac Siyaad oo Beesha Dhulbahante ah.

    Ugu danbayntii Sool waa in laga ilaaliyaa in aysan Gacanta SL markale ku noqon oo horgal uusan uloogin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.