Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gaas oo ka hor yimid in Xildhibaanada Sool laga hor istaago Doorashada
    Somalia

    Gaas oo ka hor yimid in Xildhibaanada Sool laga hor istaago Doorashada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Gaas,ayaa ka hor yimid 17-ka Xildhibaan ee Sool kasoo jeeda in laga hor istaago Doorasahada ka qaybgalkeeda.

    Musharaxiinta,ayaa iska waraystay Xildhibaanada Sool,waxaana qaarkood soo jeediyeen in la hakiyo oo doorashada lagu galo 49-Xildhibaan.

    Musharaxiinta soo jeedinta sameeyay,waxay ka duulayeen baqdin ay ka qabaan in Deni kaligii soo xusho 17-ka Xildhibaan ee Sool.

    Balse Gaas,ayaa si adag udiiday oo ku dooday in ay waajib tahay ka qaybgalka Doorashada 17-ka Xildhibaan ee Sool…

    1.Ilaalinta Dastuurka Puntland,ayuu ku saleeyay.

    2.Hubanti la’aan ku dhacda mustaqbalka Sool,ayuu ku saleeyay.

    Dhamaan Musharaxiintii kale,ayaa dooda Gaas aqbalay Kuna raacay in aan la hor istaagin ka qaybgalka Doorashada 17-ka Xildhibaan ee Sool.

    Waxaa sidaa ku baaqday Shir Jaraa’id oo ay qaban lahaayeen Musharaxiintu oo ay arinkaas kaga hadli lahaayeen.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.