Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kasoo baxay Shirkii Jabuti Ee Geelle,Xasan iyo Muuse?
    Somalia

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Jabuti Ee Geelle,Xasan iyo Muuse?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 30, 2023Updated:December 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wax macno ah oo kasoo baxay majiraan kulankan.

    Qodobka la yaabka leh,waa in aan lasoo hadal qaadin xasuuqii Shacabka Sool halka kii 1988 ee Shacabka Waqooyi Galbeed la xusay.

    Heshiiskan haduu Qof wax ugooyay,wuxuu wax taray MW Deni oo kulanka Sadexda Nin,wuxuu umideeyay Bulshada Daarood.

    Saakay Deni,waxaa loo arkaa Ninka kaliya ee ka hor tagi kara Hargaysa iyo Xamar.

    Kulankan iyo hadalkii Xasan uu Masaajidka kasoo tuuray ee ahaa Cid loo joojinayo majirto,waxay u xoojiyeen Deni Olalihiisa Doorasho.

    Waxa laysku haysto waa Dhul Daarood ee ma’ahan Dhul Isaaq iyo Hawiye,sidaa daraadeed Daarood,waxuu ubaahi qabaa hogaamiye ka difaaca isbahaysiga Jabuti.

    Road Map in loo samaysto Dhul iyo Dad Daarood khatar ayay umuujinaysaa Shacabka Daarood.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.