Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-49-Xildhibaan oo lagu galo Doorashada waa udhimasho Siyaasadeed MW Deni
    Somalia

    Faallo:-49-Xildhibaan oo lagu galo Doorashada waa udhimasho Siyaasadeed MW Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si walba oo loogu hunbaaleeyay,waa usoo dabci waayay Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta isxanbaarka ah ee raba in ay boobaan Xildhibaanada Gobolka Sool.

    Karaash uma hiillinayo Sool ee waxuu waayay 7-Xildhibaan oo uu si gaar ah uga rabay Xildhibaanada Sool.

    Sidoo kale Siyaasiyiinta kale,waxay ku Xisaabtamayeen 7-da Xildhibaan ee Karaash helo in ay ka iibsadaan,waana waayeen,sidaa ayayna Shirka Isimada qaarkood u abaabuleen ee 49-ka.

    Dhamaan Dhaqan iyo Siyaasiba,waxay duullaan ku yihiin boobka Xildhibaanada Sool ee Dan Ummadeed ma agtaal.

    Deni,waa in uu ka dhabeeyaa oo uusan faragashan Shaqada Gudiga khilaafaadka ee Berri foog soo dhajinaya Liiska Xildhibaanada 66-da ah ee cusub.

    Deni,waa in uu ilaalsadaa taariikhdiisa oo aysan ugelin in uu yahay Ninka Baarlamaankeeda qaybiyay,isla markaana ku mintidaa taariikhdiisa Xoraynta Sool.

    Ninka kaa danbeeyaa ha qaybiyo haduu rabo lkn Adiga oo haatan xoreeyay Gobolkii maqnaa yaan lagaa shaashayn taariikhdaas Deniyoow.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.