Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay heshiiska Itoobiya iyo Somaliland?
    Somalia

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay heshiiska Itoobiya iyo Somaliland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliland markale ayay Masraxa Siyaasada Geeska Afrika kusoo laabatay oo heshay garab istaag Diblomaasiyadeed oo xoog leh.

    Itoobiya,waa awood Siyaasadeed iyo Amni oo wax ugoynaysa cidii garab ka hesha.

    Qodobada ay isla fahmeen Somaliland iyo Itoobiya,waxay kala yihiin…

    1.In ay hesho Itoobiya Deked ay maalgashato oo SL ku taal.

    2.In wada hadallada Somaliya iyo SL dib loogu soo celiyo Gacanta Dowlada Itoobiya.

    3.In SL laga caawiyo Aqoonsi raadinta iyo Diblomaasiyada.

    4.In SL laga caawiyo colaada Sool.

    5.Iskaashi Amniga iyo Ganacsi.

    Jabuti iyo Villa Somaliya si weyn ayay uga caroodeen tagida Muuse ee Adis iyo heshiiskan,waxaana ka fashilmay qorshe ay wateen.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.