Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ka dhigan yahay Saldhiga Milleteri Ee SL siisay Itoobiya?
    Somalia

    Muxuu ka dhigan yahay Saldhiga Milleteri Ee SL siisay Itoobiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Siyaasiyiinta hogaanka uhaya Saldanada Hargaysa,xaq ayay uleeyihiin in ay dheelaan Ciyaar Siyaasadeed oo iyaga dantoodu ku jirto.

    Wadaniyadu ma’ahan Cunsuriyad,cuqdad iyo Caadifad ee waa fahamka waxa dantu kuugu jirto.

    Somalidu maleh qiyam wada mideeya oo ay wada ilaalsadaan,waxayna kusoo ururtay hadafyadoodu Qabiilaysi iyo dan gaar ah,taasaana Hargaysa ufasaxaysa in ay teeda raacato.

    Hargaysa danaha laga leeyahay in ay ku badalato danaha ay leedahay kuma ceebaysna.

    Ilaa iyo hada hadafyo cad cad ayay ka duulaysaa oo macno uleh Hargaysa.

    Jabuti iyo Xamar,waxaa uga macno badan Adis reer Somaliland.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    SL Diblomaasiyadeeda,waxay haysaa Wado sax ah marka la qiimeeyo dantoodu halka ay ku jirto.

    Saldhig Milleteri oo Kiro ah waa mid ka mid ah heshiisyada caalami oo la galo ma'ahan wax lala yaabo,waana saxiixa ugu danbeeya bixin doonta Dowlada Fadaraalka Somaliya.

    JQ. pic.twitter.com/tPLhv0v2Pu

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 1, 2024

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.