Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Midowga Yurub oo si weyn uga hor yimid isfahanka SL iyo Itoobiya
    Somalia

    Midowga Yurub oo si weyn uga hor yimid isfahanka SL iyo Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 3, 2024Updated:January 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “1-dii Janaayo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi,ayaa kala saxiixday is-afgarad Itoobiya u damaanad qaadaya in ay marin u hesho Badda”Ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Xafiiska Arimaha dibedda Midowga Yurub.

    Waxaa kaloo lagu yiri Qoraalka….

    “Midowga Yurub wuxuu jecel yahay inuu xasuusiyo muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo la raacayo dastuurkeeda, Axdiga Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay,tani waxay muhiim u tahay nabadda iyo xasilloonida Gobolka Geeska Afrika oo dhan.”.

    Midowga Yurub,wuxuu umuujiyay Garab iyo hiil Madaxbanaanida Qaranimo ee Somaliya.

    Waxaa kaloo la filayaa in uu Berri soo saarto Bayaan la mid ah kan Midowga Yururlb Dowlada Maraykanka.

    Dhanka Dowlada Itoobiya oo ay xiriir la samaysay Dowlada Jabuti,waxay usheegtay in aysan kala hadlin weftiga SL wax ku saabsan Madax banaani.

    Dowlada Jabuti,waxay ka codsatay Dowlada Itoobiya in ay Mowqifkeeda cadayso oo ay soo saarto adaado in ay soo saarto Qoraal rasmi ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.