Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Urur Goboleedka IGAD oo garab umuujiyay Itoobiya
    Somalia

    Urur Goboleedka IGAD oo garab umuujiyay Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 3, 2024Updated:January 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ururr Goboleedka IGAD oo Soomaaliya ay xubin ka tahay,ayaa War kasoo baxay ku muujiyay walaac xooganoo ka qabo  xiisadda dhanka Badda ee Somaliya iyo Itoobiya.

    “Isaffgarad iyo walaalnimo ha lagu dhameeyo Xaalada taagan”Ayaa lagu yiri qoraalka dulucdiisa.

    Marka la qiimeeyo Luuqada Diblomaasi ee qoraalka kasoo baxay IGAD,wuxuu garab umuujinayaa Itoobiya,waxaana ay ka dhigeen arinka Badda wax lagu muransan yahay oo dood ku jira.

    Badda,waxaa iska leh Sharciyan Somaliya,heshiiska ay kusoo galayso Itoobiya maleh Sharciyad caalamiya oo SL weli mahan Wadan la aqoonsan yahay,waxay ku hoos jirtaa Qaranimada Somaliya.

    IGAD is diligently monitoring the situation and recognises the potential implications for regional stability.

    Given the circumstances, the Executive Secretary urges IGAD leaders to be seized, and appeals to the two sisterly countries to collaborate towards a peaceful and amicable resolution of the situation, upholding the shared values that unite the IGAD family.

    IGAD remains steadfast in its commitment to promoting peace, stability, cooperation, and regional integration.

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.