Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin iyo xogo dheeriya oo ku Aadan heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
    Somalia

    Faahfaahin iyo xogo dheeriya oo ku Aadan heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 3, 2024Updated:January 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya,waxay shaacisay heshiiska ay la gashay Somaliland waxa uu ka kooban yahay.

    Qoraalka heshiiska isfahan ee Itoobiya iyo SL,waxaa lagu cadeeyay in hawshan mudo soo soocotay oo ay Labada Wadan faa’ido uwada tahay.

    SL in ay Saamilayda Ethioi airlines ka mid noqonayso iyo aqoonsi in lala raadiyo,ayaa ugu muhiimsan waxa lagu cadeeyay heshiiska.

    Heshiiskan,waxaa kaloo riixaya oo taageeri doona Wadamada US, Israel iyo Emirate.

    Heshiiskan Xasan,waa og yahay,waana Saxiixi doonaa marka ugu danbaysa.

    Ujeedka heshiiska,waa in la helo Saldhig looga duulo Xuutiyiinta lagana ilaaliyo Badda Cas inta udhaxaysa Somaliya iyo Yemen.

    Waxaa xusid mudan in Muuse Biixi maalmaha soo socda tagi doono Imaaraadka,iyadoo ay qorshaysan tahay in loogu soo dhaweeyo si maqaam sare leh.

    Badda Cas Indhaha caalamka oo dhan,ayaa ku foogan,marka Dowlad xoog leh oo Gacanta ku haysa qaybta udhaxaysa Somaliya iyo Yemen,ayaa loo baahan yahay.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.