Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo si adag uga hor yimid heshiiska Itoobiya iyo SL
    Somalia

    Maraykanka oo si adag uga hor yimid heshiiska Itoobiya iyo SL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibada Maraykanka,ayaa sheegay in isku dayada kala dhantaalida Midnimada ay dhaawacayso xaalka Geeska Afrika,ayna xooga sarayaan in xaaladda la dajiyo.

    Mareykanka,wuxuu cadeeyay in aysan sharci aheyn oo aysan aqbali doonin kala dhantaalida Midnimada JFS ee la qaatay 1960-kii, taas oo ay sheegeen in ay lama taabtaan tahay.

    Dawladda Mareykanka,waxay xaqiijisay in aysan aheyn wax sax ah heshiiskii 1-dii bishan lagu gaaray Itoobiya, kaas oo kala dhantaalayay Midnimada Somaliya, Itoobiyana ay doonaysay in ay ku xadgudubto Midnimada caalamiga ah ee Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Mareykanka,wuxuu cadeeyay in aysan sharci aheyn oo aysan aqbali doonin kala dhantaalida Midnimada JFS ee la qaatay 1960-kii, taas oo ay sheegeen in ay lama taabtaan tahay.

    Jibril Qoobey. pic.twitter.com/9mhUUUbD3h

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 3, 2024

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.