Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Lataliyaha Amniga RW Itoobiya oo shaaciyay marka ay aqoonsanayaan SL
    Somalia

    Lataliyaha Amniga RW Itoobiya oo shaaciyay marka ay aqoonsanayaan SL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 6, 2024Updated:January 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Itoobiya,ayaa difaacday Is-fagaradka ay la gashay Somaliland.

    Ridwan Xuseyn oo ah la-taliyaha amniga Qaranka ee ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali waraysi uu siiyay TV-ga Qaranka Itoobiya EBC,ayaa yiri…..

    “Marka nalagu wareejiyo halka Saldhiga aan ka dhisanayno oo aan degno kadib,ayaan aqoonsanaynaa Somaliland”

    Markaad daawato waraysiga Lataliyaha Amniga Abiy,waxaa macquul kula noqonaysa Xogta sheegaysa in Abiy 7-jeer soo wacay Xasan oo uu ujawaabi waayay.

    Sidoo kale,waxaa kuu muuqanaysa in ay wax ka jiraan xogta kale ee sheegaysa in Itoobiyaanku ay leeyihiin,waan ka saaraynaa heshiiska Saldhiga iyo Kirada ee Dowlada Somaliya wada hadal hanala furto.

    Hadii isfahanku noocaan yahay SL waxaysan ka fiirsan ayay samaysay oo ku dhiiratay umana heli karto jawaabo su’aalahan muhiimka ah ee kala ah….

    Yaa damaanad qaadaya in Itoobiya fulinayso ballanta aqoonsiga SL?

    Yaa damanaad qaadaya in Itoobiya xurmaynayso xeerarka caalamiga ah oo aysan wadan qorshe qarsoon?

    Haday Itoobiya xeerin waydo Sharciyada caalamiga ah oo ay ka talowdo waxii lagu heshiiyay Maamulka SL muxuu uga jawaabayaa?

    Wal walka jira,wuxuu yahay damaca Itoobiya ee Bad raadiska ah ee uusan qarsan Ra’isalwasaare Abiy.

     

     

    https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1743452506418532671?t=xBSx5IXp7DpaGea2jn8VjA&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.