Madaxweynaha Jabuuti oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD,ayaa kubaaqay shir deg deg ah oo looga hadlayo Damaca Guracan ee Itoobiya iyo jawaabta ay ka bixisay Soomaaliya.
Shirkan oo ka dhici doona 18-ka Bisha dalka Uganda,ayaa daba socda baaqii Soomaaliya ee ahaa in Wadamada IGAD kulan ay ka yeeshaan damaca Itoobiya ee ka soo horjeeda shuruucda IGAD iyo dhammaan shuruucda kale ee Caalamka.
Halkan ka akhriso:-